Caafimaadka Ilkahaada

Caafimaadka Ilkahaada


Bookmark and Share


Haddii aad dhibaato ka qabto ilkaha oo aad ka raadinayso dhaqtar dentiiste ah southampton, waxaad ka raadin kartaa waxaad kaloo ka raadin kartaa Internetka ah Hampshire Dental Helpline website.

Fadlan la soco waa inaad sugtaa intii muddo ah balantaada ugu horeeysa ee dentiistaha. Waqtiga sugitaanka dentiistayaashuna waa kala duwan yahay.

Qadka Caawinaada Ilkaha

Haddii ay kugu dhacdo xaalad degdeg ah inta aad sugayso dentiistaha, waxaad kala soo xariiri kartaa

Qadka Caawinaada Ilkaha 084 5050 8345

Howlaha Qadka Caawinaada Ilkaha ee Hampshire & Isle of Wight waxay ku siin karaan caawinaad haddii ay ku hayso dhibaato degdeg ah oo ilkaha ah oo aadan qabin dhaqtar dentiiste ah. Waxay sidoo kale kaa caawin karaan sidii aad ku heli lahayd Dentiiste NHS ah. Waxaa laga yaaba inaanu ku siin karno caawinaada saldhigaa ee caafimaadka ilkaha haddii aad la hadasho kalkaalisada.

Dental helpline: www.hampshiredentalhelpline.nhs.uk/local-area/southampton