Sharciga iyo Bulshooyinka Kala Duwan

Sharciga iyo Bulshooyinka Kala Duwan


Bookmark and Share


Booliiska Southampton waxay leeyihiin sargaal u qaabilsan inuu la shaqeeyo bulshooyinka cusub waxaana lagu magacaaba Constable Ahmed Sasso kaasoo ah Sargaalka Dhaqangelinta Bulshada Kala Duwan (DCEO). Howshiisu waa howl balaaran oo ay ku jiraan waxyaabaha ay ka mid ka yihiin ‘Denbiyada nacaybka’ (tusaale ahaan ceyda midabada qolooyinka). Waxa uu sidoo kale ka shaqeeyaa colaad ka dhaxeeysa bulshooyinka kala duwan, ee loo yaqaan ‘carada bulshada’ . Constable Ahmed Sasso waxa uu jecel yahay inuu la kulmo dad kala duwan oo ka kala yimid bulshooyinka kala duwan ee ku kala yalaala hareeraha Southampton si uu si fiican ugu fahmo baahidooda iyo ugu xaqiijiyo inay ku noolaan karaan si nabadgelyo ah iyagoon wax casbi ah aan ka qabin in la soo weeraro ama loo caga jugleeyo. Constable Sasso waxa uu si hoose ula shaqeeyaa hayadaha kale, si ay u gaaraan bulsho ‘nabad’ qabta.

Waxaad kula xariiri kartaa Ahmed email ka ah ahmed.sasso@hampshire.pnn.police.uk

Haddii aad doonayso inaad u soo sheegto denbi nacayb ah booliiska ama aad doonayso warbixin dheeraad ah oo ku saabsan denbiyada nacaybka, riix qadkaan.

www.hampshire.police.uk/Internet/advice/hate_crime.htm

Wixii warbixin dheeraad ah ee ku saabsan booliiska Southampton, riix qadkaan.

www.hampshire.police.uk/Internet/localpolicing/southampton/

Kalmada booliiska: ma taqaana kalamada booliiska?

http://intranet/NR/rdonlyres/74FDD75F-50DD-4109-AC9C-899D8F052403/0/24466InternalA3PolicingPledge10print.pdf

Haddii ay dhibaato kaa soo gaartay danbiyada nacaybka oo aad u baahan tahay saacidaad, riix qadkaan

www.hampshire.police.uk/Internet/service/victims.htm

Haddii aad tahay polish oo aad u baahan tahay warbixinta nolosha Hampshire, riix qadkaan

www.hampshire.police.uk/Internet/advice…